﷽
بسم الله الرحمن الرحیم
ﭩ
ﭪ
ﭫ
ﭬ
ﭭ
اذا زلزلت الارض زلزالها ۱
abduh | Marka DHulka la gilgilo. |
---|
ﭮ
ﭯ
ﭰ
ﭱ
واخرجت الارض اثقالها ۲
abduh | Dhulkuna soo bixiyo culaykiisii (wixii ku aasnaa). |
---|
ﭲ
ﭳ
ﭴ
ﭵ
ﭶ
وقال الانسان ما لها ۳
abduh | Dadkuna (Gaaladuna) dhahaan maxay leedahay. |
---|
ﭷ
ﭸ
ﭹ
ﭺ
يوميذ تحدث اخبارها ۴
abduh | Maalintaas waxay ka sheekayn warkeeda. |
---|
ﭻ
ﭼ
ﭽ
ﭾ
ﭿ
بان ربك اوحى لها ۵
abduh | Maxaayeelay Eebaa u waxyooday. |
---|
ﮀ
ﮁ
ﮂ
ﮃ
ﮄ
ﮅ
ﮆ
يوميذ يصدر الناس اشتاتا ليروا اعمالهم ۶
abduh | Maalintaas Dadku way soo bixi iyagoo kala tagsan (xagga Diinta iyo Camalkaba) si ay u arkaaan camalkooda. |
---|
ﮇ
ﮈ
ﮉ
ﮊ
ﮋ
ﮌ
ﮍ
فمن يعمل مثقال ذرة خيرا يره ۷
abduh | Ruuxiise wax yaroo khayra fala wuu arki. |
---|
ﮎ
ﮏ
ﮐ
ﮑ
ﮒ
ﮓ
ﮔ
ومن يعمل مثقال ذرة شرا يره ۸
abduh | Kiise wax yar oo shar fala wuu arki. |
---|

قرآن - سوره ۹۹ زلزله - آیه ۱